Ciidamo katirsan AMISOM oo caawa gaaray deegaano katirsan Galmudug

Ciidamo katirsan howlgalka nabad ilaalinta ee AMISOM oo ka baxay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa caawa gaaray deegaano katirsan gobolka Galgaduud ee maamulka Galmudug. Sida aan wararka ku heleyno ciidamadan oo wata gaadiid dagaal oo badan iyo hub kala duwan ayaa caawa gaaray deegaano ku dhaw magaalada Guriceel, waxa ayna ciidankan kusii jeedaan … Continue reading Ciidamo katirsan AMISOM oo caawa gaaray deegaano katirsan Galmudug